Nimco Happy Isii Nafta Tiktok Song Lyrics

Presenting you Nimco Happy Isii Nafta Tiktok Song Lyrics by Faysal Muniir. The song name is Ogsoonow Inaan Ku Jeclahay Nimco Happy.

Nimco Happy Isii Nafta Tiktok Song Lyrics

Isii Naftaan arkooday
Arko oo damacaa eryaaya
Uur-ba jaceel aan huraynee
Ha aadin dheh meel kaleeto

Jaceylka ku aamin laabta
Qalbiga ku abuur dareenka
Ubaxa aan beeray maanta
Ha aasine adigu muuji

Ogsoonoo inaan ku kujeclahay
Ana love you more than my life
Ana xibak yaa xabiibi
Nakupenda mimi saba
Waa u jeedada caashaqayga

Adkeey balamaha dhaxdeena
markaan erayada jacaylka
Amaan tiriyoo ku heeso
Abaal ? haay

Hogaan arimadu ku raagtay
Indhahaan kaligaa ku fiirsha
Naftayda u ooman agtaada
La taag aqal yee ildhoobin

Ogsoonoo inaan ku kujeclahay
Ana love you more than my life
Ana xibak yaa xabiibi
Nakupenda mimi saba
Waa u jeedada caashaqayga

Video Song

This is the end of Nimco Happy Isii Nafta Tiktok Song Lyrics.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *